Xil-wareejinta Isu-duwaha Gobolka Saaxil

Mudane Farxan Maxamed Xasan, Isu-duwaha cusub ee Gobolka Saaxil ee Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL ayaa xilkii kale wareegey Isu-duwihii hore ee Gobolka Saaxil Mudane Ibraahim Caateeye. Badhaasaabka Gobolka Saaxiil & Masuuliyiinta kala duwan ee wasaaradda ayaa ka qayb galay munaasabadda Xil wareejinta.