Furitaanka Tobabarka Luqada Suul dhabaalaha, oo ay si rasmiya u furtay wasaaraddu.
Wasaaradda shaqo-gelinta Arrimaha Bulshadda iyo qoyska JSL ayaa si rasmiya u furtay maanta oo taariidhdu tahay 8/June/2024 tobabarka luqada suul dhabaalaha.Waxaana madasha goob joog ka ahaa agaasimaha waaxda horumarinta naafadda.