Agaasimaha Guud Ee Wasaarada a ka qayb galay kulan dib loogu eegaayey waxyaabihi ka qabsoomay Arrimaha daryeelka caruurta

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan ayaa ka qayb galay kulan dib loogu eegaayey waxyaabihi ka qabsoomay Arrimaha daryeelka caruurta iyo qorshayaasha sanadka soo socda