Wargelinta fasaxa Shaqaalaha & Goobaha Shaqadda ee munaasibadda curashadda sanadka cusub ee Miilaadiga [2025]. Sanad wanaagsan dhamaan shacbiga JSL.

Sawirada Guud Ee Shirwaynaha Heer Qaran Ee Loo Shaqeeyaha Iyo Shaqa Abuurka, Shirkaa oo ay Soo Qaban Qaabisay Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL