Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL

Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL MD Mustafe Mohamoud Ali ayaa maanta ka furay magaalada #Ceerigaabo ee Gobolka #Sanaag barnaamij lagu barayo Xirfado dhalinyarada Magaalada Ceerigaabo.
Waxaana madashaas kaso qayb galay saraakill ka socota hay,adda #UNICEF gudoomiyaha gobolka sanaag iyo madax kale