Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska

Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL MD Mustafe Mohamoud oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda MD Abdirashid Ibrahim Abdirahman ayaa maanta kulan la qaatay Wafti ka socda Hay'adda UNICEF oo uu hoggaaminayo Mr. Jose Maria Bendito, Madaxa Siyaasadda Bulshada.
Waxa laga wada hadlay barnaamijyada Daryeelka bulshada, dhawrista Caruurta & Siyaasadaha & Haggayaasha daryeelka bulshada & Barnaamijyada kale ee hay'adda UNICEF ay kala shaqayso Wasaaradda.