Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL

Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL waxa ay soo gabo gabaysay La tashi bulsho Oo ku Saabsan dhammaystirka siyaasadda Gudniinka.