wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

Wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland ayaa maanta magaala madaxda gobolka togdheer ee burco ugu qaybiyay dadka laxaadkoodu aanu dhamayn baaskiiladaha u fudaydiya socodka.