
Waxaana raashinka gudoonsiiyay wasiirka Wasaaradda.
Wasaaradda oo tan iyo bilashadii bisha barakaysan ee ramadaan sii laba jibaartay dadaalada lagu garab istaagayo danyarta ayey markale saaka wasaaradu gaadhay dadka baahiyaha gaarka ah leh.
Dadkaaso ay wasaaradu soo qiimaysay xaaladooda nololeed isla Mar ahaantaana xaqiijisay inay yihiin dad mudan kaalmada in la gaadhsiiyo