Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska .

Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland oo kaashanaysa hay,adda save the children ayaa maanta tobabar usoo xidhay.
Arday baratay qaybaha kala duwan ee xirfadaha.
Ardaydaa oo tiradoodu dhamayd in ka badan 100 arday.
Halka ay 42 laba kamid ahi ay hawl galeen isla mar ahaantaana haystaan shaqooyin la xidhiidha xirfadihii la baray.