Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland mudane Cabdirashiid ibraahim sheekh cabdiraxmaan ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay kulan ay soo qaban qaabisay hay,adda xuquuqal insaanka qaranka oo lagaga hadlaayey Dhibaatada kufsiga iyo sidii looga soo saari laha xeerar ad adag oo dhibkaa dabar jara.