Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Mudane Axmed Xasan Aw Aadan ayaa maanta kormeeray xarunta Xidhiidhka Guud ee Ururada Shaqaalaha Rayidka ah ee Jamhuuriyadda soomaliland.

Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan ayaa maanta kormeeray xarunta Xidhiidhka Guud ee Ururada Shaqaalaha Rayidka ah ee Jamhuuriyadda soomaliland.
Agaasimaha ayaana halkaa warbixin kaga dhegaystay xidhiidhka guud ee shaqaalaha iyo qaybo kamida ururada shaqaalaha rayidka ah.