Wasiirka Wasaaradda Shaqada Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL, Marwo Milgo Maxamed Cilmi ( Sanbalooshe ) Ayna wehelinayaan wasiir ku xigeenka wasaaradda iyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa maanta uso xidhay dufcadii 2aad ee barata luqada suul dhabaalaha.
Intii munaasibadaasi socotay ayey masuuliyiintu ku dheeraadeen muhiimadda ay leedahay barashadda luqada suul dhabaalaha, taas oo ah dariiqa keliya ee ay isku fahmi karaan bulshada maqalka xadidan iyo dadka kale.