Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan Ayaa Maanta Furay Shir Ku Saabsan Sidii kor Loogu Qaadi Lahaa Adeega La Siiyo Dadka La Nool Xanuunka HIV/AIDS.
Shirkaas oo Ahaa Shir Lagu Dardar-gelinaayo Sidii Maxsuul Dhamays tiran Looga Soo Saari Lahaa kor u qaadista Adeegyada La Siiyo Dadka la Nool Xabuunka HIV/AIDS.