Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL oo kaashanaysa Hay'ada Calaamiga ah @Development pathway waxa ay soo agaasimeen Shirar iyo Aqoon is waydaarsi la xidhiidha Daryeelka Bulshada
Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL oo kaashanaysa Hay'ada Calaamiga ah @Development pathway waxa ay soo agaasimeen Shirar iyo Aqoon is waydaarsi la xidhiidha Daryeelka Bulshada kuwaas oo ka qabsoomay Magaaladda Naivasha ee Dalka Kenya.
Shirarkaas oo ay u jeedadoodu tahay sidii ay Somaliland u hirgalin lahayd Nidaam daryeel Bulsho oo taabo-gal ah.
Waxa kulamadaas ka qayb qaadanaayay Wasaaraddaha Somaliland Folaadka u ah Nidaam Daryaalka Bulshada. Wasaaaradda Cadaaladda, Qorshaynta Qaranka iyo Arrimaha Bulshadda. Sidoo kale Shirarka waxa qayb ka ahaa daneeyayaasha Somaliland ka taakuleeya Daryeelka Bulshadda.
Mudooyinkii u danbeeyay Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoysku waxa ay ku hawlanayd dhamaystirka Siyaasadda daryeelka Bulshada taas oo hada maraysa meel gebo gebo ah.
Related Post
Read More
Jan 07, 2025
Wasiirka Wasaaradda Shaqada Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL, Marwo Milgo Maxame...
Read More
Dec 27, 2023
Sawirada Guud Ee Shirwaynaha Heer Qaran Ee Loo Shaqeeyaha Iyo Shaqa Abuurka, Shi...
Read More
Oct 17, 2022
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mud...
Read More
Oct 01, 2024
Wasaaradda shaqo-gelinta Arrimaha Bulshadda iyo qoyska JSL ayaa si rasmiya u fur...
Read More
Dec 27, 2023
Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Muda...
Read More
Oct 17, 2022
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mud...
Read More
Mar 11, 2024
Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Ayaa maanta Si Rasmiya...
Read More
Jan 16, 2023
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Muda...