Waxaa maanta xafiiska wasiirka Wasaaradda ka qabsoomay kulankii todobaadlaha ahaa ee maamulka Wasaaradda

Waxaa maanta xafiiska wasiirka Wasaaradda ka qabsoomay kulankii todobaadlaha ahaa ee maamulka Wasaarada kaas oo uu shirgudoominayay Wasiirka wasaaradda; sidoo kalena, uu qayb ka ahaa Agaasimaha Guud ee dhawaan loo soo magacaabay Wasaarada. Kulankan waxa ay ujeedadiisu ahayd is barasho & xog is waydaarsi u dhaxeeyay Agaasimaha guud & maamulka Wasaarada.