Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska

Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL MD Mustafe Mohamoud Ali ayaa ka qayb galay Daah-furka Buug laga qoray Mujahid Maxamed Xashi Diiriye (Lixle).