Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL oo uu wehelinaayo Agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa maanta daah furay latashiga daneenyayaasha arrimaha bulshada ee qorshaha shanta


Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL oo uu wehelinaayo Agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa maanta daah furay latashiga daneenyayaasha arrimaha bulshada ee qorshaha shanta sano e wasaaradda.
Waxaana madashaas si rasmiya u daah furay Wasiirka Wasaaradda iyada oo lagu gorfaynaayo qorshaha shanta sano ee wasaaradda.
Latashigan ayey dhamaanba daneeyayaashu ku biirinayaan xogta ay hayaan iyo meelaha bulshadu danaynayso.
Guud ahaan shirkan ayaa kuso geba geboobay jawi wacan oo shaqo.





+6