Wasiirka & Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL

Wasiirka & Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL ayaa kulan shaqo la qaatay Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland. Kulan lagaga arrin sanayay kaalinta ay Baananku ku leeyihiin barnaamij yada daryeelka bulshada ee ay dawladdu waddo iyo siddii Baanka dhexe uu kaalin uga qaadan lahaa barnaamijyada Dhawrista Bulshada