Wasiir ku xigeenka Wasaaradda ayaa maanta xarunta dhexe ee wasaaradda tobabar uga furay in ka badan 50 dhalinyaro ah.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Cabdimajiid Ibraahim Muumin ayaa maanta xarunta dhexe ee wasaaradda tobabar uga furay in ka badan 50 dhalinyaro ah.
Tobabarkan oo ku saabsana siyaasada qaran ee shaqo carbinta dalka.
50 dhalin yarada ah ayaa lagaso xulay jaamacada hargaysa, loona diyaarinayo inay shaqo carbin galaan.
Halkaaso ardayda faham qoto dheer laga siiyay qaybaha kala duwan ee siyaasadu iftiiminayso ayna kaw ka tahay inay bartaan marxaladaha ay marayaan, akhristaana siyaasada qaran ee shaqa carbinta, siyaasada oo ay diyaarisay wasaaradu iminkana dhaqan gala.