Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL

Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL waxa ay si rasmi ah u baahinaysaa 31 Shaqaaleh ah oo loo qaadanayo Madaarka Diyaaradaha ee Berbera (Berbera International Airport). Xog Dheeraada dhagsii Lifaaqan Hoose:
Apply Via HERE: https://slmesaf.com/jobs/