Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha bulshada & qoyska ayaa Soo Agaasintay Shirweynaha Haweenka Jamhuuriyadda Somaliland
Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha bulshada & qoyska ayaa Soo Agaasintay Shirweynaha Haweenka Jamhuuriyadda Somaliland kaas oo magaaladda hargiesa ka socday laba cisho. Shirweynuhu waxa uu martigaliyey dhamaan daneeyayaasha ka shaqeeya arrimaha haweenka