Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Somaliland

Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Somaliland ayaa Soo Qabanqaabisey Toobabar Kor loogu Qaadeyo xirfada Iyo Aqoonta Shaqaalaha Wasaaradda.

Shaqaalahan ayaa lagu Toobabari doonaa muddada uu socdo toobabarku sida looga hor tago tacadiyadda ka dhanka ah Haweenka, waxaa kale Oo la bari doona sida Ugu Haboon Ee looga jawaabo kiisaska tacadiyadda iyada Oo la adeegsanayo adeega telphoneda oo ay Wasaaraddu soo kordhisey.