Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Ayaa maanta Si Rasmiya u daah furtay siyaasadda Qaran Ee Daryeelka Bulshadda.

Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Ayaa maanta Si Rasmiya u daah furtay siyaasadda Qaran Ee Daryeelka Bulshadda.
Waxaana Madasha Kaso qayb galay, Badiba masuuliyiinta Heer Qaran Ee Dalka, Xubno kamida Golaha Wasiirada, Agaasimayaal guud iyo mudan kale.
Waxaana madasha goob joog dhankooda ka aha hay,addaha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah ee dalka ka hawl gala, madaxdooda sar sare.
Iyada oo maalin nimadka beri ay jirto doodo aad muhiim u ah, khuseeyana siyaasadda daryeelka bulshadda.
#SocialProtectionLaunchCeremony
#SPLC
#SocialProtectionPolicy