Wasaaradda shaqo gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland iyo Hayadda Shaqaalaha Dawladda ayaa maanta qabtay kulan


Wasaaradda shaqo gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland iyo Hayadda Shaqaalaha Dawladda ayaa maanta qabtay kulan lagu gorfeenaayo mashruuca dib-u-habeynta shaqaalaha dawladdu
mashruuca oo dib loo eegayo saameynti b
Bulsho iyo deegaan ee u lahaa qaybtiisi hore ee mashruucu (CSSP1), waxaa ka soo qaybgalay kulankaa badiba hayadaha dawladda ee mashruucu la shaqeeyo. Waxaana shirkii sii toos ah u furay guddoomiye-ku-xigeenka Hayadda shaqaalaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission