Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

Wasaaradda Shaqo-galinta Arimaha bulshada Iyo Qoyska Somaliland ayaa Magaalo madaxda Gobolka tgodheer ee Burco ku Qabatay kulan lagaga hadlay xeerka Naafadda.