wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska
Wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada iyo Qoyska Waxaay Shaqo abuur u sameysay 30 Qoys Oo ku kala Nool Gobolada bariga Somaliland Gobolka Togdheer,Sool, Sanaag,Badhan Iyo Saraar.
Wasaaradda Shaqo-gelintu Waxaay Miisaniyadda Qaranka Sanadkiiba Laba jeer u sameysaa Shaqo Abuur Dad ka badan 100 Qoys Oo ku kala nool Gobolada dalka Iyada Oo ka maalgalisa Miisaaniyada Qaranka kana duuleysa Masuuliyada Qaranka ay ugu xilsaarantahay wasaaraddu.