Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland ayaa magaalada Hargaysa ee caasimada jamhuuriyada somaliland ku qabatay shirka shaqo abuurka ee heer qaran .
Waxa lagaga hadlay Arrimaha Shaqo abuurka & caqabadaha dhalinyarada suuqa ka haysta , kordhinta iyo kor u qaadida xirfadaha dhalinyarada, Daadajinta Siyaasada shaqo carbinta iyo siyaasada shaqo abuurka.
Xoojinta shaqo carbinta iyo abuurida fursadaha ay dhalinyaradu suuqa ka helayaan.