Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland ayaa maanta deeq isugu jirta agabka guryaha iyo aduunba gaadhsiisay dadkii ku waxyeeloobay dadkii ka kacay xaafadda laynka booliska ee magaalada hargaysa.