Borama Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska.

Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland ayaa maanta magaala madaxda gobolka awdal ee boorama ku qabatay shirka shaqo abuurka ee heer gobol.
Waxa lagaga hadlay Arrimaha Shaqo abuurka & Shaqaalaha, Siyaada shaqo carbinta iyo siyaasada shaqo abuurka oo dhamays tiran iyo Xeerka Cusub ee Shaqaalaha Rayidka ah & hirgelintiisa & Xirfadaha.