wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

Doodda 1aad ee Shirweynaha Qaran ee Shaqo-Abuura Somaliland oo ku saabsan Dejinta Nidaam sharci oo sahlaya shaqo-abuur hufan Somaliland Dhexdeeda ayaa waxa falanqeeyey Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Shaqo-gelinta, Arrimaha bulshada iyo qoyska, Ganacsiga iyo Warshadaha, Maalgashiga, Dhallinyarada iyo ciyaaraha, Qorshaynta Qaranka iyo dastuurka iyo xidhiidh golayaasha Qaranka.