Shaki kuma jiro in shaqo kasta lafdhabar u tahay wacyigalinta

"Shaki kuma jiro in shaqo kasta lafdhabar u tahay wacyigalinta, wax kasta oo wanaagsan waxa loo maraa wacyigalin” Wasiirka Shaqo Galinta iyo arrimaha bulshada Mustafe Godane.