MD Abdirashid Ibrahim Abdirahman ayaa tabo-bar dhawrista Caruurta ah u soo xidhay

Duruufaha bulsheed ee kala duwan ayaa sababa in Caruurtu ay socdaasho oo ay xuduudaha gobolada & dalalka ay u kala gooshaan. Hay'adaha kala duwan ee dawladda ayaa iska kaashada siddii caruurtaasi ay u heli lahaayeen taageero meesha ay soo gaadhaan ba.
Agaasimaha Guud ee c MD Abdirashid Ibrahim Abdirahman ayaa tabo-bar dhawrista Caruurta ah u soo xidhay kooxo ka ka kala socda Ciidamada Laanta Socdaalka, Booliiska & Ciidanka Badda.