kulan diirada lagu saaraayo laguna falaanqaynaayo habka casriga ah ee lagu maamulo kiisaska ilaalinta caruurta.

Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland ayaa soo qaban qaabisay kulan diirada lagu saaraayo laguna falaanqaynaayo habka casriga ah ee lagu maamulo kiisaska ilaalinta caruurta.
{Child Protection case management and standards operating procedure}