Guddiga Dhawrista Caruurta ee Magaalada Saylac


Guddiga Dhawrista Caruurta ee Magaalada Saylac ayaa tabo-bar maalmo socday loogu soo xidhay Magaalada Saylac. Guddida Dhawrista Caruurta ee Saylac ayaa ka shaqeeya daryeelka caruurta iyo siddii xuquuqda loo ilaalin lahaa.