Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan Ayaa Maanta Furay Shir Ku Saabsan Sidii kor Loogu Qaadi Lahaa Adeega La Siiyo Dadka La Nool Xanu

Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Shaqo-gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan Ayaa Maanta Furay Shir Ku Saabsan Sidii kor Loogu Qaadi Lahaa Adeega La Siiyo Dadka La Nool Xanuunka HIV/AIDS.
Shirkaas oo Ahaa Shir Lagu Dardar-gelinaayo Sidii Maxsuul Dhamays tiran Looga Soo Saari Lahaa kor u qaadista Adeegyada La Siiyo Dadka la Nool Xabuunka HIV/AIDS.