Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan ayaa maanta agab ka dadka baahiyah gaarka ah qaba kala wareegay ururka naafada Somaliland.

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan ayaa maanta agab ka dadka baahiyah gaarka ah qaba kala wareegay ururka naafada Somaliland.
Agabkan oo ka kooban kuraasta ay ku socdaan dadka lugaha naafada ka ah, usha dadka araga,la iyo ulaha socodka, ayaa maanta agaasimuhu kala wareegay ururka.
Qalabkan ayey wasaaradu gaadhsiin doonta bulshada baahiyaha gaarka ah leh, sida ay u kala jilicsan yihiin.
Agaasimaha ayaa uga mahadnaqay ururka sida hawl karnimada leh ee ay u garab taaganyihiin bulshadooda jilicsan, siiba dadka baahiyaha gaarka ah qaba.