wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL oo kaashanaysa hay,adda direct Aid ayaa maanta 100 qoys oo danyara gudoonsiisay noocyada kala duwan ee raashin.
Qoysaskan oo dhamaantoodba laso qiimeeyey xaaladooda naloleed.
Waxaana madashaa goob joog ka ahaa agaasimaha waaxda arrimaha bulshada ee wasaaradda.